Maraykanka oo ka digay weeraro ku soo wajahan Hotelo ku yaalla Magaalada Nairobi

Digniin ka soo baxday Safaaradda Maraykanka ee magaalada Nairobi ayaa lagu sheegay in ay jiraan qorshe shirqool ah oo lagu weerarayo Hotel Wayn oo ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya. “Si dhab ah hoteelka looma aqoonsanin laakiin waxaa la aaminsan yahay in uu yahay hoteel caan ah oo ay isticmaalaan Dalxiisayaasha iyo dadka safarada … Continue reading Maraykanka oo ka digay weeraro ku soo wajahan Hotelo ku yaalla Magaalada Nairobi